Akhriso Halyeeyada 2017 macsalaameeyay Kubada Cagta

Image

Inta uu socday sanadkan saacadaha ay ka harsanyihiin ee 2017 kubada cagta ayaa macsalaameysay tiro halyeeyo ah oo kabahooda ka qaatay ciyaarta kubada cagta.

Shabakada ESPN ayaa soo xulay 11 halyeey oo sanadkan sii dhamaanaya gudihiisa ka fariistay ciyaarta kubada cagta waxaana loo qadariyay shaxdan sida ay u soo guuleysteen sanadihii ay garoomada ku jireen.

Victor Valdes

Alvaro Arbeloa

Martin Demichelis

Philipp Lahm

Frank Lampard

Inline image 8

Xabi Alonso

Andrea Pirlo

Inline image 1

Kaka

Inline image 10

Francesco Totti

Inline image 2

Antonio Cassano

Inline image 3

Dirk Kuyt

Inline image 4

Dhamaantood shaxdan waa halyeeyo horay u soo maray kubada cagta kuwaa oo sanadkan kabahooda ka qaatay garooomada kubada cagta waxaana warbixintan bogeeda hore maanta ku daabacday shabakada ESPN.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Madaxa Xiriirka Kubadda Cagta Falastiin oo loo diiday gelitaanka Mareykanka

Infantino ayaa toddobaadkan sheegay in FIFA ay isku dayday inay xaliso dhibaatooyinka la xiriira fiisooyinka.

  • Cayaaraha

    13-06-2026

  • 09:44AM

Arsenal oo ku Guuleysatay Horyaalka Premier League markii ugu Horreysay ka dib 22 Sano

In kasta oo bishii April ee la soo dhaafay ay soo food saartay cabsi xooggan ka dib markii looga badiyay 2-1 kulankii Manchester City.

  • Cayaaraha

    19-05-2026

  • 08:56PM