Gollaha Wasiiradda Puntland oo lagu dhawaaqay

Image

GAROWE, Puntland - Warar hadda soo dhacay oo laga helayo xarunta Madaxtooyadda magaalada Garowe ayaa sheegaya in goor dhow lagu dhawaaqay liiska Golaha wasiirada cusub dowladda Puntland.

Gollahan Wasiiradda cusub ayaa ayaa Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni lagu sugayay tan iyo markii la doortay 8-dii January, iyadoo Gollaha Wakiiladda Puntland uu u sameeyay mud kordhin uu dalbaday.

Mudane Deni ayaa tan iyo markii uu xilka la wareegay ku hawllanaa wada-tashiyo kala duwan oo ku saabsan magaabista wasiiro cusub waxaana uu magacaabay xukuumad kooban, oo sugeysa inuu Baarlamanka ansixiyo.

Liiska magacyada filo goordhow.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM