Digniino cusub oo laga soo saarey doorashada madaxtinimada Puntland

Image

GAROWE, Puntland - Guddiga nabadoonadda Puntland ayaa soo saarey digniino iyo talooyin ku aadan doorashadda madaxtinimada ee lagu wado inay dhaco Talaadada soo socota, 8-da January.

Baaqa nabadoonadda oo ka kooban 7 qodob ayaa ku socda Xildhibaanada cusub ee Gollaha Wakiiladda iyo Musharaxiinta u tartamaya qabashada hogaanka ugu sareeya Puntland, oo ah kursiga Madaxweynaha.

HALKAN KA AKHRI QORAALKA NABADOONADDA:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM