Puntland oo baaq u dirtay Axmed Madoobe iyo DF Soomaaliya

Image

GAROWE, Puntland - Dowladda Puntland ayaa Axmed Maxamed Islaan [Axmed Madoobe] waxay ugu hambalyeysay in maanta baarlamaanka Jubbaland ay dib ugu doorteen madaxweyne.

Dhinaca kale, war qoraal ah oo kasoo baxay Madaxtooyadda maamulka Garowe ayaa Axmed Madoobe iyo dowladda federaalka Soomaaliya loogu baaqay in ay xaliyaan khilaafka ka dhaxeeya.

WARKA SAXAAFADEEDKA

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM