Puntland oo bogaadisay hanaanka ay u socoto doorashadda Jubbaland

Image

GAROWE, Puntland - Dowladda Puntland ayaa hambalyo u dirtay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka labaad ee Jubbaland, kuwaasi oo la dhaariyey maanta oo Talaado ah.

Mudaneyaasha cusub oo tiradooda ay gaareyso 73 ay kamid yihiina haween ayaa waxaa lagu wadaa in ay doortan gudoon rasmi ah kadibna ay u coddeeyan madaxweynaha.

Sidoo kale xukuumadda Garowe oo bogaadisay sida ay u socoto hanaanka doorashooyinka ee Jubaland ayaa rajo wanaagsan ka muujisay in ay kusoo dhamaadan "guul".

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM