T0OS: Hadal jeedin Musharaxiinta Madaxweyne ku Xigeenka Puntland

Image

GAROWE, Puntland - Xildhibaanada Gollaha Wakiiladda Puntland ayaa dhageysanaya Khudbadaha Musharaxixiinta Madaxweyne ku xigeenka, oo ay u sharaxan yihiin 11 musharax, oo uu kamid yahay Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey.

Maalinta berri ah, Talaado 8-da January ayaa lagu wadaa in Gollaha Wakiiladda Puntland ay ku toortan Garowe Madaxweyne iyo Madaxweyne ku xigeen cusub, waxaana tartanka uu yahay mid adag oo musharixiin badan ku loolamayaan.

GAROWE ONLINE

 

Related Articles

AFRICOM Oo Duqeyn Ka Fulisay Puntland, Bartilmaameedsatay Kooxda Daacish

Duqeyntan ka dhacday Puntland ayaa imaaneysa xilli Maraykanku uu sidoo kale duqeymo kale ka fuliyay koonfurta Soomaaliya.

  • Puntland

    20-04-2026

  • 01:17PM

Hanti-dhawrka Guud ee Puntland oo Amar Degdeg ah ku Soo Rogay Wasiirada Cusub

Hanti-dhawrka ayaa si cad u tilmaamay in masuuliyiinta sare ee dowladda laga reebay inay sameeyeen ganacsi gaar ah inta ay xilka hayaan.

  • Puntland

    04-04-2026

  • 08:10AM