TOOS: Caleema-saarka Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

GAROWE, Puntland - Waxaa hadda si toos uga socota xarunta Madaxtooyadda magaaladda Garowe, ee caasimadda Puntland xafladda Caleema-saarka Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni, oo la doortay 8-dii bishan.

Madaxweyne Farmaajo, madax kaloo badan, marti-sharaf, Odayaal, qeybaha kala duwan ee bulshada, siyaasiyiin, hogaamiyeyaasha maamullada dalka, Xildhibaanno heer gobol iyo heer Federaal ayaa ku sugan madasha Caleema-saarka.

Qaar kamida Safiiradda Beesha caalamka, ayaa ka qeybglaya munaasabadda lagu caleema-saarayo Saciid Cabdullaahi Deni iyo xigeenkiisa Axmed Karaash.

HALKAN SI TOOS AH UGA DAAWO CALEEMA-SAARKA DENI:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM