Doorashada Baarlamaanka Puntland [TOOS]

Image

GAROWE, Puntland - Waxaa Hoolka Gollaha Wakiiladda Puntland ka socota doorashada gudoomiye ku xigeenka labaada ee Baarlamanka cusub, oo ay saddex Musharax ugu soo gudubtay wareegga labaad.

HALKAN HOOS TOOS UGA DAAWO CODBIXINTA:

GAROWE ONLINE

Related Articles

AFRICOM Oo Duqeyn Ka Fulisay Puntland, Bartilmaameedsatay Kooxda Daacish

Duqeyntan ka dhacday Puntland ayaa imaaneysa xilli Maraykanku uu sidoo kale duqeymo kale ka fuliyay koonfurta Soomaaliya.

  • Puntland

    20-04-2026

  • 01:17PM

Hanti-dhawrka Guud ee Puntland oo Amar Degdeg ah ku Soo Rogay Wasiirada Cusub

Hanti-dhawrka ayaa si cad u tilmaamay in masuuliyiinta sare ee dowladda laga reebay inay sameeyeen ganacsi gaar ah inta ay xilka hayaan.

  • Puntland

    04-04-2026

  • 08:10AM