TOOS U DAAWO: Soo Dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ee Garowe, Puntland

Image

GAROWE, Puntland - Waxaa Garoonka diyaaradaha magaalada Garowe ku sugan mas'uuliyiin kala duwan, oo uu kamid yahay Madaxweynaha Puntland mudane Saciid Cabdullaahi Deni, oo halkaasi kusoo dhaweynaya Madaxweyne Farmaajo.

Wafdi Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka kasoo duulay Muqdisho, iyadoo kusoo jeeda Garowe, oo uga qeybgalyo caleema-saarka Madaxweyne Deni oo caawa dhacaysa.

Waa markii labaad oo uu Farmajo booqasho ku tago Puntland tan iyo doorashadiisii Febuary 8, 2017, isoo midii ugu dambeysay uu ku yimid bishii January ee 2018.

HALKAN TOOS UGA DAAWO:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM