C/risaaq Aadan Macalin oo xoojiyey dedaaladiisa wacyigelinta dadka

Islam

MUQDISHO, Soomaaliya - Sheekh Cabdirisaaq Aadan Macalin oo kamid ah wadaada safka hore kaga jira ku dhiiragelinta dadka ee Diinta Islaamka kuna sugan Muqdisho ayaa sheegay in uu dardargelinayo shaqada uu hayo.

Macalinka oo ka qeyb-qaata dedaalada xumaan reebida iyo wanaag farida ee bulshada Soomaaliya ay baahida weyn u qabto waqti xaadirkan ayaa doorkiisa ku qaatay baraha bulshada gaar ahaan Facebook iyo Twitter-ka.

GAROWE ONLINE

Wararkii ugu dambeeyey