C/risaaq Aadan Macalin oo xoojiyey dedaaladiisa wacyigelinta dadka

Image

MUQDISHO, Soomaaliya - Sheekh Cabdirisaaq Aadan Macalin oo kamid ah wadaada safka hore kaga jira ku dhiiragelinta dadka ee Diinta Islaamka kuna sugan Muqdisho ayaa sheegay in uu dardargelinayo shaqada uu hayo.

Macalinka oo ka qeyb-qaata dedaalada xumaan reebida iyo wanaag farida ee bulshada Soomaaliya ay baahida weyn u qabto waqti xaadirkan ayaa doorkiisa ku qaatay baraha bulshada gaar ahaan Facebook iyo Twitter-ka.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Dowlada Soomaaliya oo ku dhawaaqday in berri ay Ciid tahay

Dowladaha Islaamka ayaa xaqiijiyey in Talaadada ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul-Fitriga.

  • Islam

    03-06-2019

  • 08:56PM

Dalka kaliya ee maanta looga dabaaldegay Ciidul Fidriga

Dadweynaha waddankan ayay maanta u ahayd maalintii koowaad ee Ciid-yarey.

  • Islam

    03-06-2019

  • 07:50PM