Cayaaraha caalamka iyo wararkii ugu dambeeyay [Dhagayso]

Image

GAROWE, Puntland- Barnaamijka Qubanaha Cayaaraha oo maalin kasta marka laga reebo Jimcaha ka baxa Radio Garowe ayaa lagusoo qaataa qodobada ugu xiisaha badan cayaaraha dunida iyo wararkii ugu dambeeyay ee ku saabsan cayaartoyda adduunka. Hadaba Akhriste hoose ka dhagayso Barnaamijka oo idin la socodsiin doono Wariye Cabdifataax Bashiir Guure.

Related Articles

Arsenal oo ku Guuleysatay Horyaalka Premier League markii ugu Horreysay ka dib 22 Sano

In kasta oo bishii April ee la soo dhaafay ay soo food saartay cabsi xooggan ka dib markii looga badiyay 2-1 kulankii Manchester City.

  • Cayaaraha

    19-05-2026

  • 08:56PM

Algeria oo Soomaaliya ka reebtay Koobka Adduunka 2026 kadib markii ay ku garaacday 3-0

Daqiiqadii 7aad, Amoura ayaa furay goolka, kadib markii baas uu ka helay Mahrez uu u suurageliyay inuu si sahlan u dhaliyo isagoo kali ah.

  • Cayaaraha

    10-10-2025

  • 09:18AM