Dhagayso:Barnaamijka Qubanaha ciyaaraha ee Radio Garowe

Cayaaro

Garowe,Punland 28.August [GAROWE ONLINE]- Barnamijka Qubanaha ciyaaraha ee Radio Garowe maanta oo Khamiis ah waxaa looga hadlay horyaalada dalalka Yurub iyo waxyaabaha xiisaha leh ee ku saabsan ciyaartoyda.

Barnaamijkan waxaa soo jeedinaysa Aniso Bootaan Ducaale oo aalaaba soo tabisa ciyaaraha una qaabilsan Radio Garowe,waxyaabaha ay kusoo qaadatayna waxaa ka mid ah laacibiin caan ah oo ku dhawaaqay inay ka fariisteen ciyaaraha qaramadooda ay u dheelaan.

GAROWE ONLINE

Warar la xiriira

Wararkii ugu dambeeyey