Gallery: Editor's Picks

Gabadhiisa oo caano ku gadi jirtay isgoyska Zooobe iyo wiilkiisa oo gaariga ku riixi jiray labaduba wey geeriyoodeen Aabe Cumar xaaji Axmed oo dhibaato xoogan ay soo gaartay iyo wariyihii Telefishinka qaranka oo ilmeeyay marka uu dhacdadan maqlay Aabe iska sabar. innaa lilaahi wa innaa ileeyhi raajicun

Warar dheeraad ah