Gallery: Editor's Picks

Dadweynihii kala duwanaa ee ka qayb galey bandhiga bugaagta Mqudishu 2017- Photo Cali Ducaale
Maamo Fardowse Jaamac ayaa bandhigga carwada buugaagta Muqdisho kusoo bandhigtay waxyaabaha aan hiddo ahaan u lee nahay ee loo baahan yahay inaan ku faano, xarunta AwJaamac Cumar Ciise Nayroobi ayay ka socotaa Maama Fardowsa. Dhiirigali dhaqanka iyo akhriska.#MBF2017 Cali Cabdi Ducale
Xuquuqda sawirka Cali Ducaale

Warar dheeraad ah