Beesha caalamka oo dalbatey in colaada Galkacayo la joojiyo [ AKHRI]

Image

Qoraal ku qornaa luqada Ingriiska oo maanta kasoo baxey wakiilada beesha caalamka ee faraha kula jira arimaha Somalia ayaa madaxda Dowlada Puntland, Galmudug iyo madaxda xilkoodii dhamaadey ee dowlada Federaalka si deg deg ah uga dalbadey in la joojiyo colaada kasoo cusboonaatey maalmahan magaalada Galkacayo.

Warsaxafadeedkaan ayaa lagu sheegey ein dib loo soo cusbooneysiyo heshiiskii maamulada Puntland iyo Galmudug magaalada Galkacyo ku kala saxiixdeen 2 Dec,2015 kasoo sheegayey in colaada la joojiyo islamarkaana labada dhinac howlgaliyaan guddi labada dhinac ah ee kawada xaajooda arimaha la isku hayo.

Xubnaha beesha caalamka ayaa soo dhoweeyey dadaalada ay dhowaan wadeen qaybo ka tirsan Odey dhaqameedka labada dhinac iyo culamas'udiinka iyadoo laga dalbaday labada maamul iney tageeraan.

Hadalkaan ayaa ku soo beegmaya xilli magaalada Cadaado iyo Garowe booqasho ku tagey maanta Ra'isl wasaaraha xilku ka dhamaadey isagoo safarkiisu diirada saarayo colaada ka aloosan magaalada Galkacayo.

Akhri qoraalka wakiilada beesha oo ku qoran afka Ingriiska:

FEDERAL GOVERNMENT AND INTERNATIONAL PARTNERS CALL FOR IMMEDIATE END TO RENEWED VIOLENCE IN GAALKACYO

International partners are deeply concerned about the renewed fighting between forces from Galmudug and Puntland in Gaalkacyo which has resulted in at least five people being killed. Hundreds of civilians have already been displaced by the violence.

Tensions around Gaalkacyo are longstanding and have already resulted in violence. On 2 December 2015, Puntland President Abdiweli Mohamed Ali Gaas and Galmudug President Abdikarim Hussein Guled signed an agreement that committed their governments to refrain from actions that could exacerbate the conflict after an outbreak of fighting in late November last year. 

Under the terms of the Gaalkacyo Agreement, the parties agreed to make a recently negotiated ceasefire permanent, establish a Joint Committee consisting of representatives of both federal member states to resolve differences peacefully between the parties, withdraw their forces from areas where clashes had occurred, and allow displaced civilians to return to their homes. However, some key aspects of the agreement have not been implemented. 

Urgent steps are needed now to de-escalate tensions, facilitate local conflict resolution and reactivate the 2 December 2015 agreement. To that end, the United Nations, African Union, European Union, the Inter-Governmental Authority on Development and the Federal Government of Somalia have formed a task force to engage with all relevant parties, facilitate an immediate end to the ongoing fighting, support the full implementation of the 2015 Gaalkacyo Agreement and help the parties to find a lasting solution to their recurring disputes.

  “We call on the leaders of Puntland and Galmudug to use their influence to end the fighting immediately and observe the ceasefire agreement that was brokered by local clan elders and religious leaders on 9 October,” said the Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, Michael Keating. 

“The governments of these two federal member states should exercise restraint and withdraw their respective security forces from Gaalkacyo and environs as a mutual confidence-building measure.” 

International partners welcomed the commendable efforts of local elders, clerics and other community leaders to stop the violence and expressed their readiness to support all initiatives aimed at reducing tensions between the warring parties.

GAROWEONLINE 

Related Articles

Dowladda Puntland oo dardargelisay la macaamilka Beesha Caalamka

Kulanka ayaa looga hadlay mashaariicda horumarin iyo Kuwa bani’aadantinimo ee ay Puntland ka taageeraan iyo Sidii loo xoojin lah wadashaqeynta.

  • Puntland

    18-04-2024

  • 12:52PM

Puntland oo qaadacdey shirka uu iclaamiyay Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa 21-ka ilaa 22-ka bishan April u mudeeyay in uu qabsoomo shir madaxeedkan.

  • Puntland

    17-04-2024

  • 06:28AM