Puntland oo baaq u dirtay Axmed Madoobe iyo DF Soomaaliya

Puntland
By WARIYAHA GAROWE , GAROWE ONLINE
Labada dhinac ayaa waxaa in muddo ah uu ka dhaxeeyaa khilaaf siyaasadeed oo aanan wali xal laga gaarin.

GAROWE, Puntland - Dowladda Puntland ayaa Axmed Maxamed Islaan [Axmed Madoobe] waxay ugu hambalyeysay in maanta baarlamaanka Jubbaland ay dib ugu doorteen madaxweyne.

Dhinaca kale, war qoraal ah oo kasoo baxay Madaxtooyadda maamulka Garowe ayaa Axmed Madoobe iyo dowladda federaalka Soomaaliya loogu baaqay in ay xaliyaan khilaafka ka dhaxeeya.

WARKA SAXAAFADEEDKA

GAROWE ONLINE

Wararkii ugu dambeeyey