Ra'isal Wasaare Cumar oo soo dhameystirey xukuumadiisa

Image

February 5, 2015 (GO)- Ra'isal Wasaaraha Dowlada Federaalka Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa soo dhameystirey golihiisa cusub ee wasiirada. Golaha Wasiirada oo ka kooban 66 xubnood waxay isugu jiraan 26 wasiir, 26 wasiir ku xigeen iyo 14 wasiiru dowle.

Magacyada Wasiirrada:
1. Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen 
2. Cabdulqaadir Shiikh Cali Baqdaadi Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta
3. Cabdirixhman Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
4. Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda
5. Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga
6. Cabdusalam Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda
7. Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada
8. Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda
9. Cabdirixman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga
10. Xuseen Maxamuud Sh. Xuseen Wasaaradda Dastuurka
11. Guuled Xuseen Qaasim Boostada & Isgaarsiinta
12. Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
13. Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa
14. Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Beeraha
15. Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
16. Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska
17. Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha 
18. Maxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda
19. Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Batroolka & Macadanta
20. Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka
21 Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Amniga Gudaha
22 Maxamed Xasan Aadan (Shaahiyow) Wasaaradda Korontada iyo Biyaha
23 Maxamed Cabdullahi Xasan (Nuux) Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga
24 Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasaaradda Warfaafinta
25 Cabdullahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir) Wasaaradda Cadaaladda 
26 Cabdiweli Ibraahim Sh. Muudeey Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

Magacyada Wasiiru-dawlayaasha:
1. Khaalid Cali Cumar Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda
2. Cabdullaahi Maxamed Nuur Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda
3. Maxamed Cali Xagaa Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga
4. Burci Maxamed Xamsa Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Bii’adda (Deegaanka)
5. Mahad Maxamed Salaad Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada
6. Xasan Maxamed Jimcaale Wasiiru-dawlaha W. Dastuurka
7. Daa’uud Cabdiraxmaan Cumar Wasiiru-dawlaha W. Amniga Gudaha
8. Cabdullaahi Bile Nuur Wasiiru-dawlaha W. Waxbarashada
9. Cabdirashiid Maxamed Xiddig Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
10 Caadil Sheegow Sagaar Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Xiriirka Baarlamaanka
11 Maxamed Xasan Aadan Wasiiru-dawlaha W. Ganacsiga & Warshadaha
12 Shariif Maxamed Xasan Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaraha ee Arrimaha dib u-habaynta Maliyadda
13 Maxamed Cabdi Xasan (Pekos) Wasaaradda Warfaafinta
14 Maxamed Xuseen Isaaq (Fanax) Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada

Magacyada Wasiirro ku-xigeenada:
1. Cusmaan Libaax Ibraahim Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
2. Macalin Cali Aadan Cabdow Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta
3. Xaaji Cali Sh. Maxamed Nuur Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
4. Maxamuud Xayir Ibrahim Wasaaradda Maaliyadda
6. Cabadalla Xuseen Cali Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi, Wasaaradda Gaashaandhigga
7 Axmed Cali Kadiye Wasaaradda Arrimaha Dibadda
8 Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada
9 Axmed Cusmaan Ibraahim (Daqarre) Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda
10 Cabdullahi Shiikh Cali (Qaloocow) Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga
11. Cabdullaahi Yusuf Xasan (Alankey) Wasaaradda Dastuurka
12. Jaamaal Xasan Ismaaciil Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta
13. Xirsi Aadan Roobe Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
14. Cabdinaasir Maxamed Gaarane Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa
15. Cabdicasiis Saalax Carmaan Wasaaradda Beeraha
16. Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
17. Maxamed Cumar Geeddi Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska
18. Muumina Shiikh Cumar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha 
19. Siciid Jaamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda
20. Maxamed Axmed Kulan Wasaaradda Batroolka & Macdanta
21 Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo) Wasaaradda Caafimaadka
22 Cabdinaasir Maxamed Cali Wasaaradda Amniga Gudaha
23 Cabdixakiin Cige Guuleed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha
24 Cismaan Aadan Dhuubow Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga
25 Cabdullaahi Colaad Roobe Wasaaradda Warfaafinta
26 Fahma Axmed Nuur Wasaaradda Cadaaladda

GAROWE ONLINE

Related Articles

Baarlamaanka Soomaaliya oo doodii ugu dambeysay ka yeeshay Dastuurka

Ajanadaha kulanka maanta ayaa ahaa dib-u-eegista dastuurka marxalada 3-aad.

  • Soomaliya

    28-03-2024

  • 11:23AM

Ururo ka dhisan Marooko oo ku baaqay in la sii daayo muwaadiniin ay Puntland dil ku xukuntay

6-qof oo u dhashay dalka Marooko ayaa laga soo qabtay deegaanada ay ku sugan yihiin Daacish.

  • Soomaliya

    28-03-2024

  • 07:28AM