Skip to content
Garowe Online
Toos
EN SO
  • Wararka
  • Soomaaliya
    • Puntland
    • Somaliland
    • Jubaland
    • Galmudug
    • Koonfur Galbeed
    • Hirshabeelle
    • SSC-Khaatumo
    • Banaadir
    • Siyaasadda
    • Amniga
    • Doorashooyinka
  • Caalamka
    • Afrika
    • Bariga Dhexe
    • Yurub
    • Aasiya
    • Waqooyiga Ameerika
    • Khaliijka
    • Ruushka & Ukraine
    • Xiriirka Caalamiga
  • Ganacsiga
    • Dhaqaalaha
    • Suuqyada
    • Maalgashiga
    • Bangiyada
    • Tamarta
    • Dekedaha & Gaadiidka
  • Sayniska & Tiknoolajiyadda
    • Sayniska
    • Tiknoolajiyadda
    • Sirdoonka Macmalka
    • Amniga Internetka
    • Hal-abuurka
    • Hawada Sare
  • Deegaanka
    • Isbeddelka Cimilada
    • Abaaraha & Fatahaadaha
    • Biyaha
    • Tamarta Nadiifta
    • Ilaalinta Deegaanka
  • Caafimaadka
    • Caafimaadka Soomaaliya
    • Caafimaadka Caalamka
    • Cudurrada Faafa
    • Adeegyada Caafimaadka
    • Hooyada & Dhallaanka
    • Cilmi-baarista
  • Fikradaha & Falanqaynta
    • Aragti
    • Falanqayn Siyaasadeed
    • Falanqayn Dhaqaale
    • Tifaftirka
    • Wareysiyo
    • Qormooyin Gaar ah
  • Ciyaaraha
    • Kubadda Cagta
    • Ciyaaraha Soomaaliya
    • Ciyaaraha Afrika
    • Ciyaaraha Caalamka
    • Muuqaal
    • Sawiro
    • War Saxaafaded
  • Bogga hore
  • Wararka
  • Soomaaliya
    • Puntland
    • Somaliland
    • Jubaland
    • Galmudug
    • Koonfur Galbeed
    • Hirshabeelle
    • SSC-Khaatumo
    • Banaadir
    • Siyaasadda
    • Amniga
    • Doorashooyinka
  • Caalamka
    • Afrika
    • Bariga Dhexe
    • Yurub
    • Aasiya
    • Waqooyiga Ameerika
    • Khaliijka
    • Ruushka & Ukraine
    • Xiriirka Caalamiga
  • Ganacsiga
    • Dhaqaalaha
    • Suuqyada
    • Maalgashiga
    • Bangiyada
    • Tamarta
    • Dekedaha & Gaadiidka
  • Sayniska & Tiknoolajiyadda
    • Sayniska
    • Tiknoolajiyadda
    • Sirdoonka Macmalka
    • Amniga Internetka
    • Hal-abuurka
    • Hawada Sare
  • Deegaanka
    • Isbeddelka Cimilada
    • Abaaraha & Fatahaadaha
    • Biyaha
    • Tamarta Nadiifta
    • Ilaalinta Deegaanka
  • Caafimaadka
    • Caafimaadka Soomaaliya
    • Caafimaadka Caalamka
    • Cudurrada Faafa
    • Adeegyada Caafimaadka
    • Hooyada & Dhallaanka
    • Cilmi-baarista
  • Fikradaha & Falanqaynta
    • Aragti
    • Falanqayn Siyaasadeed
    • Falanqayn Dhaqaale
    • Tifaftirka
    • Wareysiyo
    • Qormooyin Gaar ah
  • Ciyaaraha
    • Kubadda Cagta
    • Ciyaaraha Soomaaliya
    • Ciyaaraha Afrika
    • Ciyaaraha Caalamka
    • Muuqaal
    • Sawiro
    • War Saxaafaded
  • FacebookXYouTubeTikTokInstagramTelegram
Wararka/ Soomaaliya

Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii Sanca

MUQDISHO, Soomaaliya – Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay weerarkii ay Xuutiyiinta ku qaadeen garoonka diyaaradaha ee Aadan xilli uu ra’iisul wasaaraha dalkaas iyo golaha wasiirada cusub ee lagu dhisay heshiis awood qeybsiga ay ka dageyeen madaarka. Illaa 20 qof ayaa ku dhimatay weerarkaas dhimashada badan dhaliyay. Ra'iisul wasaare Maeen Abdulmalik Sa’id wuxuu sheegay inuu wanaagsan yahay, balse dhowr wasiir ayaa la sheegay in la dilay. Sidda laga soo xigtay bayaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, xukuumadda Muqdisho ayaa u tacsiyeyneysa dadka ku nafwaayey falkaas, halka ay soo kabasho u rajeyneyso dhaawacyadda. "Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaaraynaysaa weerar seddex qaraxyo ah lagu beegsaday shalay gelinkii dambe oo Arbaco ahayd (30 December) gegidda diyaaradaha ee Cadan ee Jamhuuriyadda Yemen, xilli ay soo caga-dhigatay diyaarad siday xubnaha Xukuumadda cusub ee Yemen, waxaana uu sababay geerida iyo dhaawaca tobaneeyo ruux oo rayid ah," ayaa lagu yiri qoraalka. Bayaanka ayaa al raaciyey: "Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay xaqiijinaysaa in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay garab taagantahay Dowladda iyo Dadka aanu walaalaha nahay ee Yemen, waxa ayna tacsi tiiraanyo leh u diraysaa ehellada dhibanayaasha, iyadoo caafimaad-qab degdeg ah u rajaysay kuwa ku dhaawacmay". Soomaaliya ayaa dhowr jeer oo horey waxay uga hadashay weeraro noocaan ah oo Xuutiyiinta ka geysteen Yemen iyo gudaha Sacuudiga. Yemen waxaa dagaalo dhiig uu ku daadanayo uu ka socdaa in ka badan tobban sano, waxaana ku dhintay boqolaal halka ay ku barakaceen malaayiin ruux, sidda ay sheegtay Qaramada Midoobay oo ku baaqdey in dedaalo nabadeed lagu soo gabagabeeyo colaada dabadheeraatay. GAROWE ONLINE

WM
WARIYAHA MUQDISHO · GAROWE ONLINE
2 Jan 2021 · 06:54
Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii Sanca 2 sawir

Bandhigga sawirrada · 2 sawir

Eeg dhammaan 2 sawir →

Muqdisho Sanca Soomaaliya Yemen Xuutiyiinta

Ugu akhriska badan

  1. 1 Xasan Sheekh oo laga sugayo inuu amniga mucaaradka ku wareejiyo beesha caalamka.
  2. 2 Jaamac oo Kenya, Itoobiya iyo Uganda ku Eedeeyay Iskaashi ay la leeyihiin Al-Shabaab
  3. 3 Booliska Sweden oo maxkamad loo soo taagayo kiiska dilka wiil Soomaali ah
  4. 4 Madaxweynihii ugu horreeyay HirShabelle oo ku geeriyooday Masar
  5. 5 Wasiir ka tirsanaa xukuumadda cusub ee Galmudug oo is-casilay saacado kadib magacaabistiisa

Wararkii ugu dambeeyay

Soomaaliya

Uganda oo Soomaaliya u soo dirtay cutub cusub oo ka tirsan ciidankeeda cirka

27 Nof

Khaliijka

Sacuudiga, Turkiga iyo Pakistan oo ka shiraya iskaashiga milatari

27 Nof

Toos

Aragti

FAALLO | Yaa ka faa’iidaya ololaha sumcad-dilka ee Puntland?

27 Nof

Maalgashiga

Musk oo sheegay in carruurta Maraykanka la siinayo saamiyo SpaceX ah

27 Nof

Siyaasadda

Xasan Sheekh oo laga sugayo inuu amniga mucaaradka ku wareejiyo beesha caalamka.

26 Nof

Wax dheeraad ah: Soomaaliya

Uganda ayaa ah dalkii ugu horeeyay ciidan usoo diray Soomaaliya sanadkii 2007

Soomaaliya

Uganda oo Soomaaliya u soo dirtay cutub cusub oo ka tirsan ciidankeeda cirka

27 Nof 2026

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee waqtigiisu dhamaaday, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac)

Soomaaliya

Jaamac oo Kenya, Itoobiya iyo Uganda ku Eedeeyay Iskaashi ay la leeyihiin Al-Shabaab

25 Nof 2026

Xamse Cabdi Barre, Ra'iisul Wasaaraha waqtigiisu dhamaadey ee Soomaaliya - Photo: OPM

Soomaaliya

Gollaha Wasiirrada oo Ansixiyay Wax-ka-beddelka Xeerka Doorashooyinka Soomaaliya

25 Nof 2026

Yemen

Soomaaliya

Duqeymo ka dhacay Xudeyda, Xuutiyiintuna waxay ku hanjabeen dekedaha Sacuudiga

25 Nof 2026

Garowe Online

Garowe Online waa degel war oo xor ah oo fadhigiisu yahay Garoowe, Puntland, waana walaalka internetka ee Radio Garowe.

Liiska

  • Wararka
  • Soomaaliya
  • Caalamka
  • Ganacsiga
  • Sayniska & Tiknoolajiyadda
  • Deegaanka
  • Caafimaadka
  • Fikradaha & Falanqaynta
  • Ciyaaraha

Garowe Online

  • Nagu saabsan
  • Nala soo xiriir
  • Qaanuunka asturnaanta
  • Dejinta cookies
  • RSS

Nala soco

  • Facebook
  • X
  • YouTube
  • TikTok
  • Instagram
  • Telegram
© 2026 Garowe Online. Xuquuqda oo dhan way dhowran tahay.

Asturnaantaada

Waxaan isticmaalnaa cookies lagama maarmaan ah si boggu u shaqeeyo. Oggolaanshahaaga kadib, waxaan sidoo kale u oggolaanaynaa shirkadaha xayeysiiska inay soo bandhigaan waxyaabahooda. Qaanuunka asturnaanta