Somaliland: Wariye xabsiga laga sii daayey

Somaliland

 Wariye Cabdi-Malik Muuse Coldoon oo si madax bannaan uga howlgali jirey Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa maanta dammiin lagu sii daayey kadib markii muddo sideed cisho ahaa xirnaa. 

Sii-deynta wariyahaan ayaa waxaa ka howlgaley hoggaanka ururka saxafiyiinta ku midaysan yihiin ee SOLJA. Dacwada wariyahaan ayaa waxa ay ka soconaysaa dibada iyadoo warrarku sheegayaan in hay'adaha amniga sheegayaan in Maxkamad loom gudbin doono.

Cabdi-Malik oo markii la xirey ayaa wareysi  la yes hey in u dhashey qowmiyada Ethiopia kasoo lagu eedeeyey inuu gabar yar waxyeelo u gaystey. 

Saxafiyiinta ka howlgala Somaliland ayaa xarig kala kulma hay'daha Dowlada.

GAROWEONLINE

Warar la xiriira

MUQDISHU- Kooxo ku hubaysnaa bastoolado oo watay gaadiidka loo yaqaano Bajaajta ayaa goordhaweyd magalada Muqdishu ku dilay ALLAHA u naxariisteen Wariye Sagal Salaad Cusmaan.

Sagal ayaa katirsanayd wasaaradda warfaafinta gaar ahaan waaxda warbaahinta, waxaana l ...

Wararkii ugu dambeeyey