Farmajo oo ku dhawaaqay Gollaha Dhaqaalaha Qaranka

War Saxaafaded
By Wariyaha Muqdisho , GAROWE ONLINE

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweyne Farmaajo ayaa magacaabay Gollaha Dhaqaalaha Qaranka, oo ka kooban Gudiga dhaqaalaha Gollaha wasiiradda, gudoomiyaha Bangiga Dhexe, hogaamiye-yaasha dowlad goboleedyada la-taliye-yaasha iyo khubaro kale. 

Wareegto uu soo saarey Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in go'aankan uu yimid kadib markii uu Farmaajo arkay baahida loo qabo in la abuuro golle dhaqaale qaran, oo ka tala-bixiya arrimaha la xiriira siyaasadda dhaqaale ee dalka.

HOOS KA AKHRI WAREEGTADA MADAXWEYNAHA:

GAROWE ONLINE

Wararkii ugu dambeeyey