Maamul Goboleedyada oo hakiyey Wadashaqeynta DF [War-Murtiyeed]

War Saxaafaded
By Wariyaha Kismaayo , GAROWE ONLINE

KISMAAYO, Soomaaliya - Madaxda dowlad goboleedyada dalka ayaa ku dhawaaqay maanta oo Sabti ah inay hakiyeen xiirkii wadashaqeyneed ee kala dhaxeeya Villa Soomaaliya, iyagoo dhanka kale eedeyn culus usoo jeediyay maamulka Farmaajo.

 

GAROWE ONLINE