14 qof oo ku dhimatey weerar ka dhacay California

Image

Ugu yaraan afar iyo toban qof ayaa dhintay 17 kalena way ku dhaawacmeen weerar lala beegsaday xaruun lagu tababaro dadka naafada ah oo ku taalla gobolka California ee Maraykanka.

Saddex qof oo u hubaysan ayay wararku sheegayaan inay weerarkan ku qaadeen xaruunta oo ku taalla magaalada San Bernardino.

Kuwaasi oo laba ka mid ah la dilay, labada qof ee uu boolisku dilay ayaa la sheegay inay ahaayeen nin iyo haweenay la socotay.

Booliska ayaa toogtay labo ka mid ah dadkii weerarka gaysty ka dib markii saacado ka dib ay waddooyinka magaalada ku arkeen baabuurkii ay kooxda weerarka fulisay ku baxsadeen, warark hordhaca ay sheegaya in boolisku y gacanta ku dhigeen nin kale oo oo ka mid ah kuwa weerarka fuliyay.

Magaalada weerarku ka dhacay ayaa u dhow magaalada weyn ee Los Angles.

Wararka ugu dambeeya eek a soo baxa 

VOA.

Related Articles

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM

Trump oo Madaxweynaha Shiinaha kala hadlay afar arrimood oo xasaasi ah

Taiwan ayaa ahayd qodob kale oo xasaasi ah, maadaama Beijing ay Taiwan u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.

  • Caalamka

    24-09-2026

  • 01:21PM