260 qof ku dhimatay dhul gariir ka dhacay Afganistan iyo Pakistan

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

27 Octobar, 2015(GO)-Tirada dhimashada dadka ay saamaysay dhul gariirka ka dhacay Waddamada  Afganistan iyo Pakistan ayaa laga cabsi qabaan inay korodho,waxaana hataan la xaqiijiyay inay dhinteen ugu yaraan 260 qof, halka boqolaal kale ku dhaawacmeen.

Dadka ugu badan ayaa ku dhintay dalka Pakistan.Hay'adaha wax qiimaya ayaa tagay goobahaasi, waxayna ku hawlanyihiin dhibka dhacay inta uu le egyahay.

Kooxaha samatabixinta ayaa loo diray deegaannada fog-og ee Wqooyiga Pakistan iy Wqooyiga Bri Afghanistan, si loola tacaalo xaaladda dadka ku wax yeeloobay.

Muqaalo la soo dhigay baraha bulshada ayaa muujinaya dhul go'ay iyo bur-bur xoogan oo soo wajahay dhismayaal ku yaalla labaadaasi dal.

GAROWEONLINE

Related Articles

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM

Trump oo Madaxweynaha Shiinaha kala hadlay afar arrimood oo xasaasi ah

Taiwan ayaa ahayd qodob kale oo xasaasi ah, maadaama Beijing ay Taiwan u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.

  • Caalamka

    24-09-2026

  • 01:21PM