Dad ku dhintay diyaarad ku dhacday South Sudan

Image

04 November, 2015(GO)-Wararka ka imaanaya dalka South Sudan ayaa sheegaya inay dhinteen inta la hubo toboneeye ruux ka dib markii ay dhacday diyaarad lagu sameeyay dalka Rushka, taasi oo ka soo duushay magalada Jubba.

Dadka dhintay ayaa loo badinayaa inay yihiin kuwo ku sugnaa goobta diyaaradu ku dhacday oo ah daanta wabiga Niil.

Waxaa socda baaritaano lagu ogaanayo khasaaraha rasmiga ah iyo sababta keentay inay dhacdo diyaaraddan oo ah kuwa xamuulka qaada.

GAROWEONLINE

Related Articles

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM

Trump oo Madaxweynaha Shiinaha kala hadlay afar arrimood oo xasaasi ah

Taiwan ayaa ahayd qodob kale oo xasaasi ah, maadaama Beijing ay Taiwan u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.

  • Caalamka

    24-09-2026

  • 01:21PM