Dalka Sucuudiga oo joojiyey duqeymaha dalka Yamen

Image

Dalka Iran ayaa ku tilmaamay go'aanka Sacuudiga uu ku joojiyay duqeymaha ka dhanka ah xuuthiyiinta Yemen in uu yahay hormar wanagsaan.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran Maxammed Javad Zarif ayaa ku baaqay in wada hadal deg-deg ah la furo, gargaar bini'aadamnimana la gaarsiiyo dalka Yemen.

Af-hayeen u hadlay xulafada Sacuudigu uu hogaminayo ayaa sheegay in ay diiradda saari donaan siidi loo heli lahaa xal siyaasadeed oo dhibaatada ka jirta Yemen lagu soo afjaro, balse waxa uu sheegay in meesha aan laga saari doonin in xoog milatari la adeegsado haddii loo baahdo.

Xigasho: BBC 

Related Articles

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM

Trump oo Madaxweynaha Shiinaha kala hadlay afar arrimood oo xasaasi ah

Taiwan ayaa ahayd qodob kale oo xasaasi ah, maadaama Beijing ay Taiwan u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.

  • Caalamka

    24-09-2026

  • 01:21PM