Doorasho ka dhacaysa dalka Myanmar

Image

08 November, 2015(GO)-Dadka reer Myanmar ayaa maanta oo Axad ah u dareeray doorashadii ugu horaysay nooceeda oo ka dhacda dalkaasi muddo dhan rubuc qarni, waxyna dooran doonaan in ka badan 6 kun oo tartame kuwaasi oo doonaya kuraasta Barlamanka iyo gobollada dalkaasi.

In ka badan 30 milyan oo ruux ayaa u dareeray doorashada maanta, waxaana ololihii la joojiyay 24 ka hor intaan codbixinta loo dareerin.

Doorashadan ayaa keeni karta in awoodda la wareego xisbiga National League for Democracy oo ay hogaamiso haweenayda la yiraahdo Aung San Suu Kyi. Miss Kyi ayaa dadka oo dhan ku boorisay inay doorashada ka qeyb qaataan si ay noqoto mid xor ah oo xalaal ah.

GAROWEONLINE

Related Articles

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM

Trump oo Madaxweynaha Shiinaha kala hadlay afar arrimood oo xasaasi ah

Taiwan ayaa ahayd qodob kale oo xasaasi ah, maadaama Beijing ay Taiwan u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.

  • Caalamka

    24-09-2026

  • 01:21PM