​Erdegon oo dacweeyay shirkad Jarmal ah

Image

Nin lagu magacaabo Mathias Doepfner, ayaa dacwad ka gudbiyay shirkad wax daabacda oo la yiraahdo Axel Springer publishing, wuxuuna ninkaasi wakiil ka yahay madaxweynaha dalka Turkiga Recap Dayib Erdogan.

Doepfner ayaa daabacay warqad furan oo axaddii wargays lagu qoray, taasi oo lagu taageerayo ninka Jarmalka ah ee dadka ka qosliya, Jan Boehmermann, oo ku dacwaysan in uu baahiyey gabay fuxshi ah oo ku saabsan madaxweynaha Turkiga.

Wuxuu sheegay in gabaygu uu aad uga qosliyey.

Wararka ayaa sheegaya in maxkamadda magaalada Cologne aysan u badnayn in ay oggolaato codsiga ah in la joojiyo in Doepfner uu hadalkaas mar kale ku celiyo.

BBC

Related Articles

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM

Trump oo Madaxweynaha Shiinaha kala hadlay afar arrimood oo xasaasi ah

Taiwan ayaa ahayd qodob kale oo xasaasi ah, maadaama Beijing ay Taiwan u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.

  • Caalamka

    24-09-2026

  • 01:21PM