Halkan kala soco wararka weerarka lagu qaadey Hotel-ka Mali

Image

Dablay ayaa weerartay Huteel caalami ah oo ku yaalla caasimadda Bamako ee dalka Mali, waxaana lagu soo warramayaa in ay afduubteen 140-qof oo hoteelka degganaa iyo 30-qof oo ka shaqeynayay. Halkan kala soco wararkii ugu dambeeyay.

16:30 SGA: Ciidamada Mali ay xoog ku galay huteelka oo 100 qof ka badan lagu haysto.

Halakan kala soco wararka Hotelka 

Xigasho: BBC 

Related Articles

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM

Trump oo Madaxweynaha Shiinaha kala hadlay afar arrimood oo xasaasi ah

Taiwan ayaa ahayd qodob kale oo xasaasi ah, maadaama Beijing ay Taiwan u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.

  • Caalamka

    24-09-2026

  • 01:21PM