Khasaare sababay dhimasho oo ka dhacay Sucuudiga

Image

31 Augusto, 2015(GO)- Xarun ay daganayeen shaqaala u shaqaynaya shirkad shidaal  oo lagu magacaabo Aramco ayaa waxaa ka dhashay dab sababay geeridda 11 ruux iyo dhaawaca in ka badan labo boqol oo qof.

Ilaa hadda macadda sababta dhalisay dabka, balse waxaa socda baaritaano ku aadan shilkan.

Xarunta uu dabku ka dhacay oo ku talla magalada Khobar ayaa waxaa daganaa shaqaalo kor u dhaafay Konton Kun oo qof kuwaasi oo ka kala yimi wadamo kala duwan.

GAROWEONLINE

Related Articles

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM

Trump oo Madaxweynaha Shiinaha kala hadlay afar arrimood oo xasaasi ah

Taiwan ayaa ahayd qodob kale oo xasaasi ah, maadaama Beijing ay Taiwan u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.

  • Caalamka

    24-09-2026

  • 01:21PM