Koonfur Afrika: Waarid loo xukumay ilmo la xaday 20 kahor

Image

Maxkmadda magalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika, ayaa u fariisatay xukunka gabar waaridkeeda laga xaday 20 sano ka hor.

Qaaliga maxkamada Cape Town, ayaa ku tilmaamay wax qiyaali ah haweenayda hadalka ay isku difaacday ee ah in carruurta la siiyay ayadoo joogto saldhig tareen.

Sanadkii hore, ayaa gabadha ay reerkeeda ku noqotay kadib markii saaxiib ay la noqotay gabar iskuulka oo u eg, kadib markii DNA-ga labada gabdhood la baaray waxay noqdeen walaalo.

Goobta ayaa hal mar isbadashay kadib markii xukunka lagu dhawaaqay waxayna oohin goobta la fariisatay hooyada dhashay gabadha la xaday mudada hore.

Xadista ilmayaasha ayaa dunida oo dhan badi ka dhacda, waxaase soo noqoshadan ilmahan sahlay maadada lagu ogaado xiriirka dadka is dhalay ee DNA.

GAROWEONLINE

Related Articles

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM

Trump oo Madaxweynaha Shiinaha kala hadlay afar arrimood oo xasaasi ah

Taiwan ayaa ahayd qodob kale oo xasaasi ah, maadaama Beijing ay Taiwan u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.

  • Caalamka

    24-09-2026

  • 01:21PM