Madaxa ka hortaga musuq maasuqa Nigeria oo la casilay

Image

10 November, 2015(GO)-Madaxweynaha dalka Nigeria ayaa casilay madaxa ka hortagga musuq-maasuqa dalkaasi Ibrahim Lamorde, waxaana arrintaasi loo aanaynayaa arrimo la xiriira wax is-daba marin.

Lamorde ayaa guddoomiye ka ahaa guddiga dambiyada dhaqaalaha iyo maaliyadda tan iyo 2011, waxaana soo dhaweyay in meesha tallaabadan oo ku dhaqaagay Madaxweyne Buhari in badan oo ka mid ah bulshada reer Nigeria.

Buhari, ayaa doorashadii March dhacday ku galay in dalkiisa ka saari doono musuq maasuq hareeyay siyadda dalkaasi, wuxayna taasi dhalisay inu muddo shan bilood ah qaadato soo xulista golihiisa wasiirada oo la dhaarin doono todobaadkan.

GAROWEONLINE

Related Articles

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM

Trump oo Madaxweynaha Shiinaha kala hadlay afar arrimood oo xasaasi ah

Taiwan ayaa ahayd qodob kale oo xasaasi ah, maadaama Beijing ay Taiwan u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.

  • Caalamka

    24-09-2026

  • 01:21PM