Madaxweynaha Faransiiska oo ISIS ku eedeyey qaraxyadii Paris

Image

14 Nov, 2015 (GO)- Madaxweynaha dalka Faransiiska oo la hadley saxaafada ayaa ku eedeeyey qaraxyada xaley ka dhacey 13 Nov,2015 Paris ururka ISIS oo gacan ka helaya kooxo wadanka gudahiisa ah.

Francois Hollande ayaa qaraxyadaan ku tilmaamey ku tilmaamey weerar qaawan oo dalkiisa lagu soo qaadey.

Qaraxyadaan ayaa waxaa ku dhintey 127 qof halka ay ku dhaawacmeen dad kor u dhaafaya 200 kuwasoo 90 kamid ah xaalkoodu culus yahay.

Hollande ayaa sheegey in Barlamanka wadankaas fariisan doono fadhi aan caadi aheyn maalinta Isniinta  iyadoo wadanka muddo sadex cisho ah calanka hoos u dhigi doona.

GAROWEONLINE+ Wakaaladaha

Related Articles

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM

Trump oo Madaxweynaha Shiinaha kala hadlay afar arrimood oo xasaasi ah

Taiwan ayaa ahayd qodob kale oo xasaasi ah, maadaama Beijing ay Taiwan u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.

  • Caalamka

    24-09-2026

  • 01:21PM