Gaas iyo Farole oo ka dagay Garoowe [Sawirro]

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

GAROOWE, Puntland- Wafdigii Puntland uga qayb galay caleemo-saarka Madaxweynaha HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta lagusoo dhaweeyay magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland.

Wafdigan ayaa ka hor inta aysan imaan Garoowe waxaa loo sameeyay sagootin ay ka heleen mas'uuliyiinta maamulka HirShabeelle.

Madaxweyne Gaas, Senator Farole, Xildhibaano iyo Wasiirro ayaa Puntland uga qayb galay xaflad shalay ka dhacday Jowhar oo lagu caleemo-saarayay Waare kuwaasoo xalay u hoyday magaalada Jowhar xilli madaxdii kale ay dib ugu noqdeen goobihii ay ka yimaadeen.

Mas'uuliyiin katirsan golayaasha dowladda ayaa xubnaha kusoo dhaweeyay Garoonka Kanooko xilli isla maanta caasimadda Puntland ay yimaadeen guddoomiyaasha labada Aqal ee Barlamanka Soomaaliya.

Wafdigan ayaa ayaa sheegay in caleemo-saarkii ay ka qayb galeen uu ku qabsoomay si wanaagsan islamarkaana waxay hambalyo u direen Madaxweyne Waare.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Ciidamada Puntland oo burcad-badeed ka badbaadiyey markab shidaal siday

Sida wararku sheegayaan, burcad-badeeddu waxay dalbanayeen madax-furasho dhan $3 milyan si ay u sii daayaan markabka.

  • Puntland

    29-09-2026

  • 12:18PM

Geerida Xaawo Aadan Cameey: Haldoor taariikh ku reebtay waxbarashada gabdhaha Soomaaliya

Marxuumad Xaawo waxay ahayd aasaasihii iyo agaasimihii Xarunta Waxbarashada Gaalkacyo…

  • Puntland

    14-09-2026

  • 10:12AM