Puntland: Gaas oo magacaabay Garyaqaanka dowladda

Image

GAROOWE, Puntland- Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa lagu magacaabay Garyaqaanka guud ee dowladda.

“Waxaa Maxamed Yuusuf Maxamuud loo Magacaabay Garyaqaanka Guud ee Dowladda Puntland,” ayaa lagu yiri wareegtada xafiiska Madaxweynaha.

Mas'uulkan ayaa badalaya Garyaqaankii hore ee Puntland Marxuum Maxamed Muuse Ismaaciil oo geeriyooday 22 March ee sannadkan.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM