TOOS: Doorashadda Madaxweyne ku-xigeenka Puntland

Image

GAROWE, Puntland - Xildhibaanadda Puntland ayaa xarunt Gollaha Wakiiladda ee magaalada Garowe ku dooranaya Madaxweyne ku-xigeenka, oo ay u tartamayaan 11 Musharax oo uu ku jiro Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey, oo hadd xilkan ka degaya.

Baarlamanka Puntland ayaa maant saacadihii hore doortey Madaxweyne Cusub, iyagoo si dimuqraadi ah xilkan ugu sareeya maamulan ugu doortay Saciid Cabdullaahi Maxamed Deni, dhaqaal-yahan iyo wasiirkii hore ee qorsheynta Somalia.

Saciid Deni ayaa ku adkaadey 35 cod, isagoo wareeggii saddexaad kusoo baxay, kaasoo u adag ugula tartamay Asad Diyaano, Taliyihii hore ee Sirdoonka Puntland, oo helay 31 cod.

HALKAN TOOS UGA DAAWO DOORASHADDA:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo soo afjartay awooddii ciidamada isbarbar socda kaddib hawlgalladii Gaalkacyo iyo Boosaaso

Xogaha ayaa sheegaya in qorshaha dowladda muddo-xileedkeedu dhammaaday uusan …

  • Puntland

    07-08-2026

  • 04:51AM

Puntland oo qabatay 250 tuute oo ka yimid Galmudug kadib digniin ay dirtay

Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe isku khilaafsanaa arrimo siyaasadeed iyo amni.

  • Puntland

    28-07-2026

  • 07:56AM