Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga oo shaqada laga joojiyey

Image

MUQDISHO, Soomaaliya – Wasiirka Amniga xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wuxuu shaqo joojin ku sameeyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradaasi, Yuusuf Cali Maxamed.

Sidda laga soo xigtay war qoraal ah oo uu arkay Garowe Online kana soo baxay xafiiska wasiir Maxamed Abuukar Islow [Ducaale], waxaa si ku meel gaar ah jagadaasi loogu dhiibay Axmed Cabdi Kooshin.

Bayaanka oo ku taariikheysan 17-ka bisha August sanadkan 2019 ayaa waxaa nan lagu caddeynin sababta dhabta ah ee ka dambeysay shaqo joojinta Yuusuf, oo aanan wali ka hadlin talaabaddaasi.

HOOS KA AKHRI WARQADDA

GAROWE ONLINE

Related Articles

Bandow Lagu Soo Rogay Baydhabo Xilli Amnigu Sii Xumaanayo

Colaadda ayaa saameyn ku yeelatay shacabka, iyadoo sidoo kale ay hakad ku yimaadeen dhaqdhaqaaqyadii ganacsi iyo nololeed ee magaalada.

  • Soomaliya

    01-10-2026

  • 08:21AM

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dilay shan ka mid ah shaqaalihii markab laga soo furtay

Ciidamada Booliska Badda Puntland ayaa sheegay in markabka uu hadda ammaan ku jiro, isla markaana uu gacanta ugu jiro dowladda.

  • Soomaliya

    30-09-2026

  • 06:13AM