Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda WFP oo kala saxiixdey heshiis muhiim ah

Image
Heshiiskan ayaa ku saabsan qeybinta agabka iyo cuunnooyinka aas aasiga u ah badbaadinta nolosha.

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dawladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hay’adda WFP maanta kala saxiixday heshiis aad u muhiim ah.

Heshiiskan ayaa ku saabsan qeybinta agabka iyo cuunnooyinka aas aasiga u ah badbaadinta nolosha bulshooyooinka xoola dhaqatada iyo beeralayda Soomaaliyeed.

Ujeedka heshiiskan ayaa wuxuu yahay si loogu caawiyo taasoo hoos u dhigi doonta u nuglaanshahooda waxyaleeda korna u qaadi doonta awoodooda la qabsiga cimilada.

Heshiiskaan waxaa kala saxiixday wasiirka wasaaradda beeraha Maxamed Cabdi Xayir {Maareeye} iyo Agaasimaha Hay’adda WFP  Soomaaliya uga wakiilka ah  Mudane El-Khidir Daloum.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Xasan Sheekh iyo Cirro oo Mareykanka ka wada dadaallo diblomaasiyadeed oo kala duwan

Dhanka Somaliland, taageerayaal ku nool qurbaha oo uu hoggaaminayay wasiirkii hore ee Maaliyadda Soomaaliya.

  • Soomaliya

    26-09-2026

  • 12:23PM

Waa kuma qofka Xasan Sheekh ka dhigayo Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle?

Afrax ayaa hadda bilaabay kulamo iyo dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo la xiriira doorashada xilka Madaxweyne ku-xigeenka.

  • Soomaliya

    26-09-2026

  • 05:42AM