Golaha Wasiirada Jubaland oo ka shiray la dagaalanka kooxda AS

Image
Wasaarada Amniga gudaha ayaa golaha la wadaagtay xogta howlgalada socda iyo khasaaraha.

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweyne ku xigeenka 1aad ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada.

Kulanka ayaa lagaga hadlay howlgalada ay wadaan Ciidamada Dowladda Jubaland oo guulo Waa weyn maalmahii lasoo dhaafay ka gaaray howlgalo ay ka sameeyeen gobolka Jubada Hoose.

Wasaarada Amniga gudaha ayaa golaha la wadaagtay xogta howlgalada socda iyo khasaaraha gaaray cadowga oo Ciidamadu ay ku jabiyeen dagaalo ka dhacay deegaano kala duwan.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Xasan Sheekh iyo Cirro oo Mareykanka ka wada dadaallo diblomaasiyadeed oo kala duwan

Dhanka Somaliland, taageerayaal ku nool qurbaha oo uu hoggaaminayay wasiirkii hore ee Maaliyadda Soomaaliya.

  • Soomaliya

    26-09-2026

  • 12:23PM

Waa kuma qofka Xasan Sheekh ka dhigayo Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle?

Afrax ayaa hadda bilaabay kulamo iyo dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo la xiriira doorashada xilka Madaxweyne ku-xigeenka.

  • Soomaliya

    26-09-2026

  • 05:42AM