Kooxda AS oo gubtay xarumo ganacsi ku yaalla duleedka Muqdisho

Image
Milkiilayaasha ganacsiga ayaa lagu soo waramayaa inay "aqbaleen" inay rakibaan kamaradaha CCTV dhawaan.

MUQDISHO, Soomaaliya - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dab ka kacay xarumo ganacsi oo ku yaalla deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ee Somalia.

Ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in hal tuhun ay ka qabaan ciidamada ammaanka in waxyaabaha qarxa oo la aasay laga yaabo in ay sababeen dabka.

Milkiilayaasha ganacsiga ayaa lagu soo waramayaa inay "aqbaleen" inay rakibaan kamaradaha CCTV dhawaan, sida ay xaqiijiyeen illo xog ogaal ah.

Al-Shabaab ayaa horay ula beegsaday goobo ganacsi oo waxyaabaha qarxa ay ku xireen kaamirooyinka ammaanka.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Kadib markii uu codeeyay, Xasan Sheekh oo ku baaqay wadahadal xilli uu jiro Khilaaf doorasho

Doorashadan maanta waa xilli taariikhi ah," ayuu yiri Madaxweynaha, isaga oo xusay in hirgelinta nidaamka hal qof.

  • Soomaliya

    25-12-2025

  • 10:58AM

Al-Shabaab oo weli ah khatarta ugu weyn ee amniga Soomaaliya iyo Geeska Afrika 

In kasta oo dadaallo joogto ah oo ay wadaan ciidanka Soomaaliya iyo kuwa caalamiga ah lagu xakameynayo howlgallada Al-Shabaab.

  • Soomaliya

    25-12-2025

  • 07:45AM