Ciidanka badda Hindiya oo hareereeyay markab ay afduubteen Burcad-badeed Soomaali ah

Image
Ciidanka Hindiya ayaa 24 saac gudaheeda kaga dalbaday inay marbaka ka dagaan Kooxda Soomalida ah.

Boosaaso, Soomaaliya - Markabka Mv Abdallah, ayaa hadda waxaa lasoo istaagay oo laba jiho ka jooga labadii markab ee ku soo guulaystay howlgalkii lagu furtay marabkiibtii hore.

Ciidanka badda Hindiya ayaa 24 saac gudaheeda kaga dalbaday inay marbaka Mv Abdalleh kaga dagaan Kooxda Soomalida ah ee haysta markabka.

Arintan ayaa ku soo beegmaysa xilli dhammaan burcadbadeeddii Soomaalida ee haystay markabka "Ruen" ay is-dhiibeen ka dib markii ay ciidamada badda Hindiya la wareegeen markabka, waxaana la badbaadiyay 17-shaqaale, sida uu heegay afhayeen u hadlay ciidamada badda Hindiya.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Soomaaliya, Itoobiya iyo loollanka cusub ee Badda Cas

Suudaan ayaa sidoo kale muddo tobannaan sano ah siinaysay ardayda Soomaaliyeed waxbarasho bilaash ah, oo ay ku jirto xilligii dagaallada sokeeye.

  • Soomaliya

    07-10-2026

  • 11:00AM

Baaritaan: Khasaaraha Shacabka duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya oo kordhay

Yemen ayaa lagu diiwaangeliyey 991 qof, halka Ciraaq ay gaartay 793 qof oo rayid ah oo lagu dilay ama lagu dhaawacay howlgallada la baaray.

  • Soomaliya

    03-10-2026

  • 05:31AM