Aqalka sare oo 2 arin ku qaadacay Furitaanka Kalfadhiga 4-aad [War-Murtiyeed]

War Saxaafaded
By Wariyaha Muqdisho , GAROWE ONLINE

MUQDISHO, Soomaaliya - Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa war qoraal ah kasoo saarey sababta uu ku diiday inuu ka qeybgalo furitaanka kalfadhiga 4aad ee Gollaha Shacabka, oo maanta Madaxweyne Farmaajo si rasmi ah u furay.

Arrimo amni iyo kuwa farsamo ayaa lagu sheegay war-Saxaafadeedka inuu uga baaqsaday Kalfdhiga 4aad ee Gollaha Shacabka.

HOOS KA AKHRI WAR SAXAAFADEEDKA:

GAROWE ONLINE

 

Wararkii ugu dambeeyey