Puntland oo war kasoo saartey 'caburinta' shacabka Laascaanood

War Saxaafaded
By Wariyaha Muqdisho , GAROWE ONLINE

GAROOWE, Puntland - Dowladda Puntland ayaa war qoraal ah maanta kasoo saartey xaaladda magaalada Laascaanood, oo maalmahan ay ka socdeen dibadbaxyo rabshado wata oo looga soo horjeedo maamulka Somaliland.

GAROWE ONLINE