Shariif Xasan oo War kasoo saarey sababta Is-casilaadiisa [AKHRI]

Image

BAYDHABO, Soomaaliya - Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed, ayaa war qoraal ah kasoo saarey Iscasilaadii Madaxweyne Shariif Xasan ee maanta, taasoo kusoo beegantay xilli xiisad ay ka taagan tahay doorashada maamulkaasi.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa goobjoog ahaa markii uu Shariif Xasan ku dhawaaqayay is-casilaadiisa, iyadoo tanina ay u muuqato in Villa Somalia ay wax kala socotay go'aanta uu xafiisk ku baneeyay Madaxweynaha.

Shariif Xasan ayaa sababta is-casilaaddiisa ku sheegay inuu u turay danta dalka, dadka iyo maamulka Koonfur Galbeed, oo xilliga ku jira marxalad deganaansho la'aan siyaasadeed, iyo jawi doorasho, oo faragelin ay ku hayso Villa Somalia.

HALKAN KA AKHRI WAR-SAXAAFADEEDKA:

GAROWE ONLINE

 

 

Related Articles

Digniin Ku Saabsan xiligaan abaarta ah iyo heer kulka caalamka oo kordhay

Tani waxay qayb ka tahay ka hortagga suurtagalka ah ee dabka oo si weyn u burburin kara deegaanka iyo nolosha duurjoogta.

  • War Saxaafaded

    15-04-2024

  • 05:35AM

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo soo saarey war-murtiyeed wadajir ah

Bayaankan ayaa kasoo baxay shirkii Xasan Sheekh Maxamuud iyo Maxamed bin Salmaan.

  • War Saxaafaded

    07-04-2024

  • 08:00PM