Soomaaliya: Jawaari oo beeniyay War Culus oo laga faafiyay

War Saxaafaded
By Wariyaha Muqdisho , Garowe Online

MUQDISHO, Soomaaliya - Gudoomiyaha Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Cismaan Jawaari ayaa beeniyay war lagu faafiyay baraha Internet-ka, kaasi oo sheegay inuu iscasilayo.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Gudoomiyaha ayaa lagu xaqiijiyay in waxba kama jiraan yahay warkaasi, oo Jawaari uusan doonaynin inuu xilka isk-casilo.

Hoos ka akhri War Saxaafadeedka:

GAROWE ONLINE

Wararkii ugu dambeeyey