Video: Editor's Picks

Kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in musuq-maasuq ka jiro bixinta qandaraasyada Puntland gaar haan mashruuca lagu dayac tirayo wadada u dhexeysa magaalooyinka Garowe iyo Galkacayo ayaa hay'ada GIZ...

Ra'isal wasaaraha dowladda Federaalka Somalia, Xasan Cali Khayre oo ku sugan Waddanka Qadar, ayaa...

Ahmed Kathrada ayaa dhintay isagoo jiray cimriga 87 sano, waxaana geeridiisa xaqiijiyay xukuumadda Koonfur Africa...

Shil sababay khasaaro nafeed oo aad u badan ayaa ka dhacay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia....


Ra'isal wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa aqbalay magacaabista Madaxweyne Farmaajo...

Madaxweynaha dowladda Federaalka Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay Ra'isal wasaaraha dalka kadib xilli uu maanta ka dhoofay Muqdishu....

Senator Cabdiraxmaan Farole oo maanta Garowe lagusoo dhaweeyay ayaa ka hadlay arrimo kala duwan xilli soo dhaweyn u sameeyay shacabka caasumadda

Cabdiraxmaan Farole ayaa soo jeediyay in Marxuum Madaxweynihii hore Puntland loogu magac-daro garoonka diyaaradaha Bosaso

Murashax Madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamud Farole, ayaa maanta ku dhawaaqay inuu tanaasulay kadib xilli uu warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdishu caasumadda Somalia...

Madaxweynihii hore Puntland, Cabdiraxmaan Farole oo ah murashax u taagan Aqalka Sare, ayaa Barlamanka ka hor akhriyay waxqabadkiisa isagoo sheegay inuu ....

Waxaa caawa magaalada Garowe looga dhawaaqay xubnaha Puntland u matalaya Aqalka Sare ee Barlamanka Somalia..

Warar dhereead ah