Somaliland oo xaraashatay Hantidii Qaranka.

Image
Image

Hargeysa, Soomaaliya - Maamulka Somaliland ayaa dumin ku bilaabay qeyb kamid ah kheyriyadii Hargeysa.

Warar soo baxaya ayaa xaqiijinaya in halkaan oo daar dheer ay ka dhisnayd ay Madaxtooyada Somaliland ka gaday Ganacsato.

Xildhibaan Yaasiin Cumar Yare oo la hadlay warbaahinta Maxaliga ayaa sheegay in aysan iyagu ogayn cidda duminaysa habeenimadaan balse ay joojiyeen dhismaha.

Dhawaan Hantidhawraha guud ee Dowlada federaalka Soomaaliyeed, Axmed Ciise Guutaale ayaa ka hadlay Dekeda Garacad oo uu sheegay in Puntland iibisay xeryihii ciidamada ee Kabida laakiin dowlada federaalka marna masoo hadal qaadin wixii Somaliland ay sodonkaas sano la maqnayd iyo Hantidii dowlada ee gobalada Togdheer iyo waqooyi galbeed taala.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Israa’iil oo aqoonsi diblomaasiyadeed siisay safiirkii ugu horreeyay ee Somaliland u fadhiya Tel Aviv

Israa’iil ayaa noqotay dalka ugu horreeyay ee si rasmi ah u aqoonsada Somaliland bishii December 2025.

  • Somaliland

    26-02-2026

  • 06:59AM

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo Safar ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabta

Safarkan ayaa ku soo beegmaya xilli Somaliland 26-kii December 2025 aqoonsi ka heshay Maamulka Israel.

  • Somaliland

    02-02-2026

  • 11:58AM