Puntland: Ururada Siyaasada oo dalbadey xalinta 13 caqabado

Image
Shuruudaha ayay kusoo bandhigeen war-mrutiyeed kasoo baxay shir u socdey muddo saddex maalmood ah.

GAROWE, Puntland - Urur siyaasadeedyada degaanadda Puntland ayaa war-murtiyeed kasoo saaray shir saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay uga socday magaaladda caasimadda ah ee Garowe.

War-murtiyeedka oo nuqul kamid ah uu arkay warsidaha Garowe Online ayaa ka koobnaa 13 qodob kuwaasoo ahaa shuruudo ay sheegeen in ay ku galayaan doorashadda goleyaasha degaanka.

Qodobada ay soo bandhigeen waxaa kamid ahaa in la dhameystiro xubnaha Maxkamadda Sarre, in loo guuro nidaamka liista furan iyo in diiwaan-gelinta ay hal mar kawada degaanada oo dhan.

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

No photo description available.

No photo description available.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Wasiir Axmed Maclin Fiqi oo jawaab ka helay Puntland

Khilaafkan ayaa sidoo kale saameyn ku yeeshay dadaallo lagu doonayay in lagu xalliyo murannada ka taagan hannaanka doorashooyinka.

  • Puntland

    01-02-2026

  • 12:41PM

Madaxweyne Deni oo Caddeeyay Mowqifka Puntland ee ku Aaddan Xaaladda Dalka iyo Arrinta Midnimada

Madaxweyne Deni ayaa sheegay in sababta Puntland loo aasaasay ay ahayd in ay jirto…

  • Puntland

    12-01-2026

  • 05:46AM