Khayre oo shuruudo dul-dhigay heshiisyada dibadda [Akhriso]

Image

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa shuruudo dul-dhigay heshiisyada ay la galayaan hay'adaha xukuumadda uu hogaamiyo Shirkadaha iyo Hay'adaha shisheeye.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Khayre ayaa lagu sharxay habraaca cusub ee loo marayo heshiisyada dowladda, iyadoo hay'ada kasta ama wasiir heshiiska uu galo looga baahan yahay inuu soo maro xeerka cusub iyo Gollaha Wasiiradda.

Xukuumadda Khayre ayaa gashay heshiisyo dhowr ah, oo kamid midkii Kalluunka TUNA ee December, 2018 shatiyada looga iibiyay Shirkaddo laga leeyahay dalk China.

HALKAN KA AKHRI HABRAACA HESHIISYADA:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Maxaa ka dambeeya hadallada isku mar lagu difaacayo xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga?

Hadallada ayaa daba socday bannaanbaxyo iyo gubista calanka Turkiga oo ka dhacay…

  • Soomaliya

    12-09-2026

  • 03:24PM

Xasan Sheekh oo ciidamo cusub u diraya Baydhabo si ay u difaacaan Aadan Madoobe

Xoogagga mucaaradka ayaa toddobaadyadii u dambeeyay dhowr jeer weerarro ka geystay duleedka Baydhabo.

  • Soomaliya

    09-09-2026

  • 04:36PM