Kala bar guud ahaan wax soo saarka saliidda Liibiya oo hawada ka baxay

Image
Talaabadan ayaa waxay ka dambeysay kadib ismariwaaga siyaasadeed ee kooxaha isku haysta dalkaasi.

NAIROBI, Kenya - In ka badan kala bar guud ahaan wax soo saarka saliidda Liibiya ayaa hawada ka baxay xilli dhoofinta Saliidda Liibiya ay hakad geliyeen dalalka Carabta la hakiyay.

Talaabadan ayaa waxay ka dambeysay kadib ismariwaaga siyaasadeed ee kooxaha isku haysta dalkaasi.

In ka badan 700,000 oo fuusto ah oo ah wax soo saarka maalin laha ah ee Saliidda Liibiya, ayaa in ka badan kala bar la joojiyey iibgeyntiisa iyadda oo kamid ah dekedaha kuyaal Waqooyiga Africa ay waxay joojiyeen in dhoofinteeda.

Tallaabadaani ayaa waxay waxyeelayn doontaa 4 sano oo xaaladda ammaan ee Liibiya soo hagaagaysay inkastoo aysan jirin dowlad heshiis lagu yahay.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Itoobiya oo ku eedaysay Eritrea, Suudaan iyo Masar inay taageeraan kooxaha hubaysan

Taliyaha guud ee ciidanka Itoobiya, Birhanu Jula, ayaa dhammaadkii toddobaadkii sheegay….

  • Afrika

    29-09-2026

  • 07:50PM

Imaaraadka Carabta oo ku baaqay xabbad-joojin degdeg ah oo laga sameeyo Itoobiya

Imaaraadka ayaa sheegay in xaaladda cusub ay khatar ku tahay midnimada, madaxbannaanida iyo xasilloonida Itoobiya.

  • Afrika

    26-09-2026

  • 12:34PM